Farmaajo oo la sheegay in marar badan difaacay Francisco Madeira xilli la bedeli rabay

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo sidoo kale ah Musharax Madaxweyne ayaa ka hadlay tallaabadii Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ku eryay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira . Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir ayaa sheegay inĀ  Francisco Madeira dhow jeer oo hore oo ay mucaaradku ka gudbiyeen ashtako la xariirta habdhaqankiisa xeerka diblomaaasiyada khilaafsan uu difaacay Farmaajo … Continue reading Farmaajo oo la sheegay in marar badan difaacay Francisco Madeira xilli la bedeli rabay